Thursday, October 6, 2022
27.2 C
Mogadishu

Xoghayaha Arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken iyo Wasiirka Arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa wadahadal ku yeelanaya magaalada Geneva, iyadoo ay sii kordhayso cabsida laga qabo in Ruushku uu duulaan ku qaado dalka Ukraine.

Khamiistii Mr Blinken ayaa uga digay Mosco cawaaqib xumida ka dhalan karta  haddii ciidamadooda ay galaan  xadka Ukrain

Ruushka waxa ay diideen in ay  qorsheynayaan weeraro ay ku qaadaan dalkaasi,hasa yeeshee waxaa la sheehay in xadka Ukraine y joogaan 100,000 oo askari.

Madaxweyne Vladimir Putin ayaa ku adkeystay in Ukraine aan marnaba loo ogolaan inay ku biirto Nato,isagoo sidoo kale doonayaa in xulafada difaaca ay ka tanaasulaan dhaqdhaqaaqyada milatari ee bariga Yurub.

Related Articles

Rukumo Baraheena Bulshada

135,668FansLike
32FollowersFollow
1,260SubscribersSubscribe

News In English

Ciyaaraha