Sunday, October 2, 2022
25.9 C
Mogadishu

Agaasime katirsan dowlad Goboleedka Galmudug oo is casilay

Waxaa Caawa ku dhawaaqay in uu xilkii iska casilay Agaasimihii Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda dowlada hoose ee degmada Gaalkacyo ee dowlad Goboleedka Galmudug
Maxamed maxamuud Xuseen.

Qoraal uu u diray duqa degmada Gaalkacyo iyo mas’uuliyiinta kale ee Maamulka ayuu ku sheega6 in sababo isaga u gaar ah uu xilka isaga casilay, isaga oo u mahad celiyay dhammaan Madaxda Maamulka Gobolka Mudug.

Related Articles

Rukumo Baraheena Bulshada

135,668FansLike
32FollowersFollow
1,260SubscribersSubscribe

News In English

Ciyaaraha