Sunday, October 2, 2022
25.9 C
Mogadishu

Ciidamada booliska garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa qabqabtay illaa 24 dhalinyara ah

Ciidamada Booliska garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa qabqabtay illaa 24 dhalinyara ah oo laga soo tarxiilay dalka Turkiga kuwaasoo weeraray shaqaale ka tirsan shirkada diyaaradaha Turkish Airlines.

Dhalinyaran ayaa weerar ku qaaday shaqaalaha diyaaradda Turkish, Waxaana ay dhaawaceen madaxii shaqaalaha Turkiga isagoo la dhigey Isbitaal.

Falkan ayaa sababay in dib u dhac uu ku yimid duulimaadkii saaka lagu waday in dad rakaab ah ka qaado magaalada Muqdisho diyaarada Turkish Airlines.

Ciidamada Booliska garoonka diyaaradaha Aadan Cadde qabqabtay illaa 24 dhalinyara ah oo laga soo tarxiilay dalka Turkiga kuwaasoo weeraray shaqaale ka tirsan shirkada diyaaradaha Turkish Airlines.

Dhalinyaran ayaa weerar ku qaaday shaqaalaha diyaaradda Turkish, Waxaana ay dhaawaceen madaxii shaqaalaha Turkiga isagoo la dhigey Isbitaal.

Falkan ayaa sababay in dib u dhac uu ku yimid duulimaadkii saaka lagu waday in dad rakaab ah ka qaado magaalada Muqdisho diyaarada Turkish Airlines.

Related Articles

Rukumo Baraheena Bulshada

135,668FansLike
32FollowersFollow
1,260SubscribersSubscribe

News In English

Ciyaaraha