Sunday, October 2, 2022
25.9 C
Mogadishu

Ciidanka xoogga oo dilay maleeshiyaad katirsan Al-Shabaab

Howlgal qorsheysan ayaa ciidanka xoogga dalka waxay gelinkii dambe ee maanta ka fuliyeen deegaanada Wagaade, Mushaani, Kabtanlaay iyo kuwa kale oo hoos yimaada degaanka janaale ee gobalka shabeellaha hoose.

Taliyaha ururka 83-aad gaashaanle Nuuradiin Macalin Xuseen, ayaa warbaahinta Codka Ciidamada u sheegay in ay Kooxda Al-Shabaab ay ka dileen Xubno badan, halka dhaawac uu gaarayo in ku dhow 20 maleeshiyaad ah.

Ciidanka xoogga oo fulinaya amarka Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ayaa dardar geliyey howlgalada lagu baacsanayo argagxisada Alshabaab.

Related Articles

Rukumo Baraheena Bulshada

135,668FansLike
32FollowersFollow
1,260SubscribersSubscribe

News In English

Ciyaaraha