Sunday, October 2, 2022
25.9 C
Mogadishu

Farmaajo oo kulan la qaatay Dhaqaatiir Soomaliyeed oo tababar ku qaadanaya Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaabilay Dhakhaatiir Soomaali ah oo ka tirsan Isbitaalka Tababarka iyo Cilmibaarista ee Erdogan Muqdisho, kuwaas oo takhasus sare ku qaadanaya isbitaallada dalka Turkiga.

Madaxweyne Farmaajo oo ardayda la wadaagay dardaaran guud ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay fursadda waxbarasho ee ay heleen iyo baahida caafimaad ee ka taagan Soomaaliya.

Related Articles

Rukumo Baraheena Bulshada

135,668FansLike
32FollowersFollow
1,260SubscribersSubscribe

News In English

Ciyaaraha