Sunday, October 2, 2022
25.9 C
Mogadishu

Golaha degaanka degmada Diinsoor oo xilkii ka qaaday Guddoomiyahoodii

Xildhibaanadda Golaha Deegaanka ee Degmada Diinsoor ayaa xilka ka qaadey guddomiyihii Degmada  Abdisalaan Xaaji Siidow kulan maanta ay ku yeesheen Guddaha Xarunta Golaha Deegaanka,

Goobta kulanka ka dhacayey ayaa waxaa goobjoog ahaa Wasiirka Arrimaha gudaha Koonfur Galbeed Maxamed Abuukar Cabdi Wasiirka, Amniga Isaac Cali Subag, Wasiirka Qorsheynta Ahmed Madoobe Noonow Mohamed Ahmed Baashi wasiirka Dhalinyaradda Mudane Ibraahim Adan Ali Najah Agaasimaha Madaxtooyadda Mudane Abdullaahi Ali Watiin taliyaha ciidamada Daraawishta iyo saraakiil kale oo ciidan.

Guddoomiyihii degmada Diinsoor ee Gobolka Baay sidoo kalena kamid ah Golaha degaanka ayaan weli ka hadlin xilka qaadista lagu sameeyay.

Related Articles

Rukumo Baraheena Bulshada

135,668FansLike
32FollowersFollow
1,260SubscribersSubscribe

News In English

Ciyaaraha