Sunday, October 2, 2022
25.9 C
Mogadishu

Guddiga doorashada Galmudug oo guddoonsiiyay Musharixiir dhowr

Guddiga doorashada Galmudug oo shahaadooyinka Musharaxanimada guddoonsiiyey musharaxiinta kala ah, Cabdullaahi Aadan Kulane iyo Xasan Cabdi Jaamac oo ku tartami doona kursiga HOP#040.

Guddoomiyaha guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug Maxamed Daahir Guuleed ayaa maanta shahaadada Musharaxnimada ee kursiga HOP#138, gudoonsiiyey Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo Naciimo Xuseen Cali.

Related Articles

Rukumo Baraheena Bulshada

135,668FansLike
32FollowersFollow
1,260SubscribersSubscribe

News In English

Ciyaaraha