Sunday, October 2, 2022
25.9 C
Mogadishu

Maamulka Galmudug oo ciidamo kala dhexdhigay maleeshiyaad kudagaalamay deegaanka Gaxandhaale

Mamulka Galmudug oo ciidamo kala dhexdhigay maleeshiyaadkii kudagaalamayay Deeganka Gaxandhaale ee galbeedka Degmadda Balanballe.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug axmed qoor qoor ayaa ciidamo Gorgor iyo nabad sugid ah udiray maleeshiyaadkii ku dagaalamay deegaanka Kaxandhaale ee galbeedka degmadda Balanballe ee gobalka Galgaduud.

Waxaana labbadii maalmood ee udanbeysay deegankan uu dagaal ku dhexmaray labo maleeshiyo bileed oo kasoo kala jeeda Dagmada balanbale iyo Guriceel.

Ayadoona uu Dagaaladaan udhexeeya maleeshiyaadkaan ayaa salka kuhaya aanooyin qabiil oo muddo sannado ah sii jirtay.

Related Articles

Rukumo Baraheena Bulshada

135,668FansLike
32FollowersFollow
1,260SubscribersSubscribe

News In English

Ciyaaraha