Sunday, October 2, 2022
25.9 C
Mogadishu

Maamulka Gobolka Banaadir oo Tababar u soo xiray howlwadeennada Maamulka heer Gobol iyo degmo

Tababarkaan oo ku saabsanaa Waxbarashada Madaniga ah iyo ka qeybgalka dadka ee nidaamka dawliga ah ayaa Waxaa si rasmi ah maanta u soo xirtay Guddomiye ku-xigeenka Gobolka ee arrimaha bulshada Marwo Basma Caamir.

Kulanka xiritaanka ayaa waxaa goobjoog ahaa Agaaismaha Guud ee Qorshaynta, Agaaismaha Diinta, Agaaismaha Machadka Dawladda Hoose iyo la taliyaal farsamo. Qaar ka mid ah ka qaygalayaashii ka faa’iideestay tababarkaan ayaa amaanay muhiimadda uuu  lahaa,iyagoo sheegay inay u siyaaday Aqoon iyo Cilmi Bulsho oo muhiim u ah nolosha.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dhawanahaan aad u xoojinayay dhismaha awoodda Aqooneed ee hawlwadeenada si loo tayeeyo adeegyada bulsho.

Related Articles

Rukumo Baraheena Bulshada

135,668FansLike
32FollowersFollow
1,260SubscribersSubscribe

News In English

Ciyaaraha