Thursday, October 6, 2022
27.2 C
Mogadishu

Madaxweynaha Dowladda Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku meelgaarka ah ee Dowladda Koofur Galbeed.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Shaati Guduud waxaa kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Dowladda Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.

Related Articles

Rukumo Baraheena Bulshada

135,668FansLike
32FollowersFollow
1,260SubscribersSubscribe

News In English

Ciyaaraha