Sunday, October 2, 2022
25.9 C
Mogadishu

Madaxweynaha Mareykanka oo xaqiijiyay in la dilay hoggaamiyihii Daacish

Weerar ciidamada gaarka ah ee Mareykanka ay ka fuliyeen waqooyi-galbeed ee dalka Suuriya ayaa lagu beegsaday hoggaamiyaha kooxda jihaad doonka ah ee IS, sida uu ku dhawaaqay madaxweyne Joe Biden.

“Waxaa mahad leh xirfada iyo geesinimada ciidamadeena qalabka sida, waxaan ka saarnay goobtii dagaalka ee Abu Ibrahim al-Hashimi al-Qurayshi” ayaa lagu yiri bayaan.

Dhammaan dadkii Mareykanka ahaa ee ku lug lahaa howlgalka ayaa si nabad ah ku soo laabtay, ayuu raaciyay.

Goobjoogayaal ku sugan Suuriya ayaa sheegay in 13 qof oo ay ku jiraan lix caruur ah lagu dilay magaalada Atmeh oo ay mucaaradku haystaan.

Related Articles

Rukumo Baraheena Bulshada

135,668FansLike
32FollowersFollow
1,260SubscribersSubscribe

News In English

Ciyaaraha