Sunday, October 2, 2022
25.9 C
Mogadishu

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland M Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Magaalada Garoowe ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibedda Abshir Cumar Huruuse.

Madaxweynaha ayaa wafdiga uga mahad celiyay safarka ay ku yimaadeen Magaalada Garoowe, waxanaa wafdiga ay kulamo kala duwan la qaadan madaxda kale ee Puntland.

Ujeedka wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya ee Magaalada Garoowe ayaa lagu sheegay inay hordhac u yihiin Madaxweynaha Soomaaliya oo Maalinta Berito ah tagaya Magaalada Garoowe.

Related Articles

Rukumo Baraheena Bulshada

135,668FansLike
32FollowersFollow
1,260SubscribersSubscribe

News In English

Ciyaaraha