Sunday, October 2, 2022
25.9 C
Mogadishu

Madaxweynihii hore ee Hir-Shabeelle oo weerar Afka ah ku qaaday Farmaajo

Maxamed Cabdi Waare Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle ayaa ka hadlay dhacdadii Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ka dhacday 27-kii Bishii December, taas oo Ra’iisul Wasaaraha iyo mucaaradka ay ku tilmaameen inay aheyd afgambi fashilmay.

Waare wuxuu sheegay in tallaabadaas ay aheyd mid aan fududeyn, ayna dhalisay dhowr arrimood oo kusoo siyaasaday Siyaasadda Soomaaliya, sida in Dastuurkii dalka la iska tuuray & in si bareer ah uu sharcigii dalka ugu tuntay Madaxweynaha muddo xileeekiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Hadalka Madsxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle ayaa kusoo aadaya xilli weli uu jiro kholaafka u dhaxeeya Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Farmaajo & Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble

Related Articles

Rukumo Baraheena Bulshada

135,668FansLike
32FollowersFollow
1,260SubscribersSubscribe

News In English

Ciyaaraha