Sunday, October 2, 2022
25.9 C
Mogadishu

Masuuliyiintii ugu badneed oo iskugu jira Wasiiro .iyo Xildhibaano Galmudug oo lagu soodhaweeyay Dagmada Bangeelle ee Gobolka Galgaduud

Wafdi ka kooban Wasiiro Iyo Xildhibaano Katirsan Galmudug Ayaa Maanta Si Weyn Loogu Soo-dhaweyay Dagmada Bangeelle Ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Wafdigan oo Ay Qeyb Ka ahaayeen Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug cabdi wayeel , Wasiirka Caafimaadka Galmudug cabdiwali jamac , Wasiirka Gargaarka iyo maaraynta Musiiboyinka makaawi leylon, Wasiirka Shaqada iyo Shaqalaha yaxye xiish , Wasiir Kuxigenka Bey’ada cagayare , Wasiir Dowlaha Maaliyada cabdiraxiin, Xildhibaano Katirsan Baarlamaanka Galmudug, iyo Agasimayaal Ayaa Waxaa Si Weyn Duleedka Dagmada Bangeelle Ugu Soo Dhaweynayay mamulka Iyo qeybaha Bulshada Bangeelle,

Soo Dhaweyn Iyo Martiqaad Kadib Waxaa Kulan Mira dhalay Yeeshay Masuuliyiintii Soo Gaartay Deegaanka iyo Bulshadii Deegaanka ayadoona ay Halkaas Bulshadu Kusoo Bandhigeen Bahiyahoda Aas aasigaa.

masuuliyiintii soogaray dagmada bangeele ayaa balanqaaday inay wax ka qabanayaan cabashoyinka bulshada bangeeele.

Related Articles

Rukumo Baraheena Bulshada

135,668FansLike
32FollowersFollow
1,260SubscribersSubscribe

News In English

Ciyaaraha