Sunday, October 2, 2022
25.9 C
Mogadishu

SAWIRO:- Xarunta labaad ee Warbaahinta Sooyaal ee degmada Ballanbale oo xariga laga jaray

Xaflad xariga looga Jarayay Xarunta Labaad ee Warbaahinta Sooyaal ay ku yeelanayso Degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud ayaa ka dhacday Gudaha Xarunta ee Degmada Balanballe.

Xafladda waxaa ka qeyb galay, mas’uuliyiin katirsan Maamulka degmada, Wariyeyaal iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada degmada Balanballe.

Badi Bulshada kunool degmada Balanballe iyo degaannada hoostaga ayaa soo dhaweeyay furitaanka Xarunta Raadiyaha iyo tv-ga Sooyaal, iyaga oo sheegay in lagu soo beegay waqti loo baahnaa.

Warbahinta Sooyaal oo ka kooban TV, Radio, iyo Website ayaa Toos uga shaqayn doonta Degmada Balanballe iyo Deegaanada Hoos yimada, halka Xarunteeda Koobaad ay ku taallo Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Galgaduud.

Related Articles

Rukumo Baraheena Bulshada

135,668FansLike
32FollowersFollow
1,260SubscribersSubscribe

News In English

Ciyaaraha