Friday, December 9, 2022
26.9 C
Mogadishu

Fulin Ammar Makamadeed

Fulin Amar Maxkamad:

Anigoo ah Nasra cusmaan Xasan, 0o dacwad shago igala dhexayso hay’adda IRC, Dacwaddaas o taala Maxkamadda Sare, anigoo fulinaya amarka Maxkamadda ee la xariiray in Wabsiteka Hiraan
online laga saaro Waraysi la iga qaaday ee la xariiray dacwadda, lana faafiyay Tr: 19/09/2022, waxaan halkaan ka caddaynaa in an dhowr jeer la xariiray Hiiraan Online kana codsaday in
waraysigaas laga saaro wabsitka, balse ay iga dideen.

Haddaba anigoo u hogaansan awaamiirta Maxkamdda waxaan caddaynayaa in waraysiga la iga qaaday ee ku daabacan wabsiteka
Hiraan, aanan raalli ka ahayn in uu ku si jiro wabsiteka, kalana
noqday aqbalaadayda.

Waana mahadsantihiin.

Related Articles

Rukumo Baraheena Bulshada

135,668FansLike
32FollowersFollow
1,260SubscribersSubscribe

News In English

Ciyaaraha