Thursday, October 6, 2022
27.2 C
Mogadishu

Wasaarada arimaha Gudaha Galmudug oo kaashanayso hay’ada Pargof Foundation ayaa tababar kusoo xiray Caabudwaaq

Wasaarada arimaha Gudaha Galmudug oo kaashanayso hay.ada Pargof Fonditian ayaa Dagmada Caabudwaaq ku sooxiray Tababar Khilaaf bixinta iyo nabadaynta Bulshada ah.
Tababarkaan oo socday Mudo Lix Cisho ah ayaa Dadka Tababarkan la siinaayay waxaa la Baraayay Habka ugu Fudud ee Xalinta Khilaafaadka Bulshada dhexdeeda ah.

 

Related Articles

Rukumo Baraheena Bulshada

135,668FansLike
32FollowersFollow
1,260SubscribersSubscribe

News In English

Ciyaaraha