Sunday, October 2, 2022
25.9 C
Mogadishu

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo kulan xasaasi ah Beri yeelanaya

Waxaa lagu wadaa in Maalinta Berito oo khamiis ah in Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho inay kulan xasaasi ah ku yeeshaan Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa Xildhibaannada Golaha Shacabka ku wargeliyay qabsoomida kulanka, iyaga oo ugu baaqay inay kulanka soo xaadiraan, waxaana ajandayaasha kulanka ay kala yihiin.

1. Dhageysiga Warbixin dhibaato weyn oo ka jirta Gobolka Bakool.

2. U codeynta labada Habdhawre ku-Xigeen ee magacaaban.

3.Doorashada xubnaha Guddiga kor joogteynta Dib- u- Eegista Dastuurka ee Golaha Shacabka.

4. Xiritaanka kalfadhiga 1aad ee Golaha shacabka – BFS

Related Articles

Rukumo Baraheena Bulshada

135,668FansLike
32FollowersFollow
1,260SubscribersSubscribe

News In English

Ciyaaraha