Friday, December 9, 2022
26.9 C
Mogadishu

Xog laga helay safar uu Madaxweynaha Puntland ku tagayo Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Deni oo ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya ayaa maanta ku wajahan dalka Imaaraatka Carabta.

Madaxweyne Deni oo maalnihii la soo dhaafay kulamo siyaasadeed ka waday Nairobi ayaa ku sii jeeda magaalada Dubai ee waddanka UAE., isaga oo la kulmi doona madaxda dalkaas.

Magaalada Dubai waxaa sidoo kale ku sugan mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo halkaas kaga sii horreeyay Madaxweynaha.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale lagu wadaa in uu soo maro dalka Jabuuti kadib markii uu ka soo laabto UAE.

Related Articles

Rukumo Baraheena Bulshada

135,668FansLike
32FollowersFollow
1,260SubscribersSubscribe

News In English

Ciyaaraha